Iran oo qiratay in ay soo riday Diyaaradii Ukrine iyo talaabo laga qaadi doono cidii ka dambeesay

Bayaan ay soo saareen milatariga dalka Iran ayaa lagu sheegay in iyagu ka dambeeyeen diyaaradii Ukrine Airlines ee ku bur burtay duleedka magaalada Tehran ee caasimada dalka Iran. Telefishinka dowlada Iran oo laga baahiyay warkan ayaa lagu sheegay in milatariga Iran si kam ah usoo rideen diyaarada rakaab ee laga lahaa dalka Iran , waxaana … Continue reading Iran oo qiratay in ay soo riday Diyaaradii Ukrine iyo talaabo laga qaadi doono cidii ka dambeesay